Webiga Shabelle oo fatahaad ka bilaabay Sh/dhexe & Cali Guudlaawe oo kormeeray

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Guudlaawe oo socdaalkiisa ay ku wehliyeen Qaar ka mid ah Wasiiradiisa ayaa uguĀ  horeyn kormeer u kuur galid ah ku tagay qeybo ka mid ah goobaha uu ku fatahay Wabiga, isagoo ku baaqay inay soo dhoweynayaan … Continue reading Webiga Shabelle oo fatahaad ka bilaabay Sh/dhexe & Cali Guudlaawe oo kormeeray